|
|||||
WAJAALE NEWS
Maamulka Shirkadda Duullimaadka Ee Qatar Airways Oo QM baaq U Diray
June 12, 2017 - Written by Reporter:Hargaysa (Wajaalenews) -Shirkadda Duullimaadka ee Qatar Airways, ayaa ka codsatay hay’adda the International Civil Aviation Organisation, a United Nations body, in ay tallabo ka qaado xayiraada duullimaad ee lagu soo rogay shirkadda. Maamulka shirkadda ayaa sheegay in sharci darro lagu heysto Qatar Airways. Baaqaasi ayaa waxaa jeediyay, Akbar Al Baker, oo ah madaxa Shirkadda Qatar Airways. Afar wadan ayaa xirdhidhka u jaray dowladda Qatar todobaad ka hor, kadib markii xukuumadda Doha, ay ku eedeeyen in ay taageeraan argagixisada. Dowladdaha Sacuudi Carabiya, Masar, Baxrayn iyo Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa xidhiidhkii diplomaasiyadeed u jaray dawladda Qadar, iyaga oo ku eedeeyay in ay daganaansho la’aan ka wado gobolka. Sacuudi Carabiya ayaa sheegtay in ay ka xidhaay xadkeeda dawladda Qadar ayna arrintaasi saamaynayso dhammaan isu socodkii dhulka, biyaha iyo hawadaba, sida wakaalladda wararka ee dalkasi ay sheegtay. Related posts:Madaxwaynaha Jsl Oo Ka Qaybgalay Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Looggu Sameeyay Marxuum Muj Abiib D... DAAWO; Madaxwayne Muuse Biixi Oo fariimo Isbarkan Udiray Itoobiya Iyo Maamulka Muqdisho, “Ma Nihin D... Dab Qabsaday Guri Ku Yaala Xaafada State Houseka Iyo Qoyskii Deganaa Oo Ka Waramay Khasaraha Uu Soo ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|