Baanka Dhexe Ee Berbera Oo Wax Isdaba Marin Ka Dhacday Iyo Laba Shaqaalaha Ah Oo Boolisku Raadinayo | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Baanka Dhexe Ee Berbera Oo Wax Isdaba Marin Ka Dhacday Iyo Laba Shaqaalaha Ah Oo Boolisku Raadinayo
June 18, 2017 - Written by Reporter:

Berbera(Wajaalenews)-Wararka Kasoo Baxay Baanka Dhexe Ee Berbera Ayaa Sheegaya In Labo kamida Shaqaalaha Baanka Booliisku Raadinayo, Waxaan wararku Sheegayaan in wax Isdaba Marin Lacageed Aay ka Dhacday Baanka dhexe Ee Berber

Illaa Iminka Lama garan Karo Cadadka lacagta Ah Ee la Musuq Maasuqay , Laakiin Illo Wareedyo Ayaa xaqiijinaya In Aanay Badnay Lacagta la Isdaba Mariyay ee uu Ogaaday Maamulaha Cusub Ee Baanka Berbera,

Maamulaha Baanka Berbera Oo la Isku dayday In  Arinkaa wax laga waydiiyo Ayaa suuro gali wayday

Wararka Qaarkood Aya Sheegaya In Mid Kamida labadii Shaqaalaha Ahaa ee Loo Tuhmayay wax Isdaba Marinta La qabtay, Halka ka kalena uu u baxsaday hargaysa,

Arinkan Ayaa soo Baxay Uun malintii sabtidii shalay, Iyadoo Maamulaha Baankuna

COMMENTS
LINKS