|
|||||
WAJAALE NEWS
Aynu Burco diiradda saarno (FOCUS ON BURCO )Aqoonyahan: Maxamed Dhamac
June 3, 2017 - Written by Editor:Inkastoo Ilaahay Caafimaad, Xanuun, Nolol iyo Dhimasho intaba uu hayo oo ummad ku keeni karo, haseyeeshee qoraalkaygan waxaan rabaa inan meel taabto oo ah sidii umadii waxyaalaha qaar ay iskaga ilaalin lahayd Amba ka hor tagi layd. Cudurkasto oo aduun la Iska talaalo waxa sheegan 100 % difaac maaha talaalkaasi oo micnehedu iyadi laga talaalay waa kugu dhici kara cudurkaasi. Gaalo qof dhalinyaro amaba da’da dhexe ee loo yaqano dada dhexdhexaadka oo 40-50 jir ah. Waxay ku dawakhaan qofkan wuu yaraa maxaa dilay sabab uu dhintay. Amaba ilmahan dhintay wuu yar yahay maxa dilay. Hadaba iyadoo cudur loo dhinto maaha sababtu sidaa Waayo. Sow Ilaahay subxnahu wa tacalaa kumuu sheegin. “KULI NAFSI DAIQATAL MOWd,” Every soul will tast death. Qofkaste waa dhadhamin doonaa dhimashada marku Ilaahay qoray. Nafkasta iyado qoran xiligay dhimanayso hadana. Eeg Somailand waxyaalaha aynu ku liidano amba ku xunay waxa ka mida. Nadaafada oon si faah faahin doono laakiin hadan ka hadlo. Aduunka kale xumadi markaste meelaha ay dadkooda ka hormariso waxa kamida “Good health care” Caafimaad fican in dalka lago helo oo. Dhaqaale xukuumada lagu daro millions ah sii dhakhtarada loo horumarin lahaa loona samayn alhaa degmo kasta dhakhtar oo ku yaala leedahay. Waxbarashada caafimaad kor loo wado jaamacadaha. meesha hadaba u baahan in aynu diiradda saarno in la ilaaliya nadaafadda, waxaynu hal ku dheg uga dhigaynaa Somaliland nadaafadeedda ilaali. KEEP Somaliland Clean. KEEP BURCO CLEAN, KEEP HARGEISA CLEAN AND SO ON. Nadaafadda dalku aad buu u hooseeyaa. Xashiishka lagu turin dibada. Dhakhtarada nadaafada xoog loo Ilaaliyo. Gacmaha loo maydho meelkasta. Qofkasta oo Somalilander yaanu ka sugin dawlad hoose ayaa xashiish xaadhi oo dalka nadiifin. Aduu iska bilow. Wata aragnay gaalada inoo timada marka gaadhiga sharaabka cagada amaba daasada cabno marka ka tuurno way yaaban oo jooji gaadhiga soo qaada. Ajanabi inoo yimaada nadaafadda ilaalinaya ee adigu dalkaagii yahee ilaali nadaafadda. Qurba joogta arinka waan ku hambalyayna, Inkastoo qaarna markay dalka yimaadaan ku daydaan kuwa jooga oo ay ku tuuraan wadooyinka. Waa inaad fahantaan in cudurkan shuban biyoodka ama daacuun in aanu fideen hadii nadaafadda la ilaalinayo. Ilaahay ayaa haya waxkasta, Laakiin aynu joojino shalay ayaan faraxashay iyo dalka xashiish ku tuur. Marka walal kama duwanin kii yara ee dalka yimid isago inan yar cagada biyaha ku cabayay ila madaarka ila guriga saacada dhan istaba waday ila intuu meel uu ku rido helayay.
Dawlada hoose arinka xashiishka iyo nadaafada ilaalin darajada ugu hoosaysan siinayna. Cudurradan waxay ka dhashan macal meel roobku ku da oo lagu kaydiyay xashiish. Marka dawlad hoose shaqalaha wa in kordhiya dalka nadifisa. CAGAG lagu rido meelkaste la dhigaa iwm. Kama dambays wa ina markaste abaar iyo cudur sidan inoo soo maro sida uga hor tagi lahayn ee xumadkaste. Budget ugu tala gashaa. Aduunka wadamo badan waxay galeen heshiis loo yaqano. Sidii looga hortagi laa “Climate change” Cimilada is badalaya oo ah in yareeyo baaburta sii daynaysa Carboonka. Si aanu aduunku u sii kululaanin. Ilaahay hawada iyo kulaylka aduunka hayee. Marka macal Somaliland. Wadamada horn of Africa iyo rest of Africa ayay heshiis la samaysan karta lacag iyo sanduuq la samaynayo loo dhigo haday timaado abaarti/drought. Ilaahay cudurka ha ka bogsiiyo dadku ku dhacay dalko oo dhan siiba Burco gurmadk ha loo wado si loo afjaro. Balanteeno wa:
Aqoonyahan:Maxamed Dhamac Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|