|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO ; Wiil Uu Dhalay Gudoomiyihii Ugu Horeeyey Ee SNM Oo ka Ilmeeyey Dulmi Iyo Xoog Ay Xukuumada kula Wareegtay Dhul ay ku Leeyihiin Xaafada Jig jiga Yar Iyo Fariin Culus Oo Uu udiray Shacabka!
May 29, 2017 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) DAAWO ; Wiil Uu Dhalay Gudoomiyihii Ugu Horeeyey Ee SNM Oo ka Ilmeeyey Dulmi Iyo Xoog Ay Xukuumada kula Wareegtay Dhul ay ku Leeyihiin Xaafada Jig jiga Yar Iyo Fariin Culus Oo Uu udiray Shacabka! Sidoo kale wiil kan uu dhalay Muj Axmed Jimcaale ayaa wacad ku maray in ay iska difaaci doonaan kooxahan ku soo duulay dhulkii beertooda kana sheekeyay doorkii uu aabihii kulahaa halgankii lagu xoraynayay somaliland Related posts:“Dawladu Waxay Dawlad Utahay In Ay Dadka Diinta U Ilaaliso, Ugu Horayn, Hadiise Ay Diintii Baabiisay... Daawo:Nuxurka Khudbadii Uu Gudoomiye Ciro Ka Jeediyay Munaasibad Lagu Furayay Xafiis Cusub Oo Xisbig... DAAWO : Sheekh Adam-siiro Oo Si Adag Uga Hadlay Line-ka Booliska Oo La Iibinaayo Iyo Xaalada ka Taag... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|