DAAWO ; Sidee Ayay Qaadashada Kaadhka Codbixintu Uga socotaa Gobolka Saaxil Iyo Deegaanada Hor yimaada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO ; Sidee Ayay Qaadashada Kaadhka Codbixintu Uga socotaa Gobolka Saaxil Iyo Deegaanada Hor yimaada.
May 1, 2017 - Written by Editor:

Wasiirka wasaaradda Ganacsiga Md Cumar Shucayb ayaa kormeer indho-indhayn ah ku soo maray qaabka ay hawsha qaadashada kaadhka codbixintu uga socoto deegaanada ka tirsan gobolka Saaxil ee ku  yaalla jidka  u dhexeeya Magaalooyinka Berbera iyo Caasimadda.

https://youtu.be/UeNut5tzEOI

COMMENTS
LINKS