|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Murashaxa Madaxwayne Kuxigeen Ee Xisbiga Wadani Iyo Masuuliyiin Sare Oo katirsan Xisbiga Oo fariin Culus Udiray Shacabka Gobolka Awdal.
May 13, 2017 - Written by Editor:Borama(W,N) Murashaxa Madaxwayne kuxigeen ee xisbiga Wadani AMB Maxamed Cali Aw Cabdi iyo Xoghaya Warfaafinta xisbiga Wadani Cabdirashiid Xasan Mataan iyo masuuliyiin kale kuna sugan magaalada borama Ayaa shacabka gobolka awdal ku dardaaray in ay Qaataan kaadhka Codbixinta Doorashada oo xiligan gobo gabo ku dhowdahay mudadii loogu talo galay in ay socoto. https://youtu.be/C6QKBDHp-0g Related posts:DAAWO;-Ugaaska Guud Ee Beelaha Ciise Oo Si Adag Uga Hadlay Dad Shacab Ah Oo Ciidamada Itoobiya Xasuu... Garsooraha Dacwada Wargeyska Haatuf haya oo manta furay, tobanka bisha May-na u mudeeyey in rasmi lo... Maxkamada Somaliya Oo Xukun Ku Riday Rag loo Haystay Dhac Ay Kula Kaceen Inka Badan 60 Haween Ah. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|