DAAWO; Maayarka Magaalada Gabiley Iyo Weedhihii Uu ka Jeediyay Xafladii Xil Wareejinta Degmada Tog Wajaale, Kana Digay In Aanay Wajaale Noqon Garoon Siyaasadeed , | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Maayarka Magaalada Gabiley Iyo Weedhihii Uu ka Jeediyay Xafladii Xil Wareejinta Degmada Tog Wajaale, Kana Digay In Aanay Wajaale Noqon Garoon Siyaasadeed ,
May 11, 2017 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N) DAAWO; Maayarka Magaalada Gabiley Maxamed amiin cumar cabdi khudbad dhincyo badan taabanaysa ka Jeediyay  Xafladii Xil Wareejinta Degmada Tog  Wajaale, ee gudoomiyaha cusub ee degmada iyo gudoomiyihii hore  hadalada maayarka gabiley ayaa iskugu jiray kuwo sabootin  ah iyo soo dhwaynta masuulka cusub sidoo kale maayar amiin ayaa Ka Digay In  Aanay  Wajaale Noqon Garoon Siyaasadeed ,

https://youtu.be/MAGvp-y3Isg

COMMENTS
LINKS