|
|||||
WAJAALE NEWS
War Farxad Leh:Raxmaadka Eebe Oo Maanta Ka Da,ay Qaar Ka Mid ah Gobolada Somaliland
April 26, 2017 - Written by Editor:Hargaysa(Wajaalenews)roobabka guga ayaa manta ka da,ay deehano kala duwan oo ka tirsan Somaliland waxaanay wararka naga soo gaadhaya gobolka Gabilay sheegayaan in ilaa hada raxamaadka Eebe ka da,ayo deegaano badan oo hoos yimaada Gobolka Gabilay halkaas oo ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada ku nool gobolka Gabilay. Sidoo kale waxa aanu xidhiidho kala duwan la yeelanay qaar ka mid ah gobolada Somaliland waxaana la noo xaqiijiyay in raxmaadka Eebe Ka Da,ay maanta degaano ka tirsan gobolka Boorama waxaana iyaguna sidaas si lamida roobabku ka da,een Gobolada Sool iyo Sanaag. Related posts:"Moorgan Iyo Tuke Ayaa Ka Taliya Villa Somaliya"Fanaanad Shamis Qardo-jeex Oo Karbaashtay Farmaajo Taliska Ciidanka Booliska Jsl Oo Ka Hadlay Xadhiga Ay Kula Kaceen Qaarkamid Ah Musharixiinta Xisbiya... Madaxweynaha Jsl Oo Waraaqaha Safiirnimo Ka Gudoomay Safiirka Cusub Ee Dawladda Federaalka Itoobiya ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|