War-Deg-Dega: Boqor Badmadaw Oo Hada Ciidanka Boolisku Xabsiga Dhigeen | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
War-Deg-Dega: Boqor Badmadaw Oo Hada Ciidanka Boolisku Xabsiga Dhigeen
April 6, 2017 - Written by Editor:

Hargaysa(wajaalenews)waxaa mar dhawayd abaaro 9 kii fiidnimo magaalada Hargaysa ciidanka boolisku xabsiga u taxaabeen Boqorka beelaha Subeer Awal Axmed Maxamed Xasan(Badmadaw)boqorka ayaa xadhigiisu la xidhiidhaa ka dib markii uu shalay magaalada Hargaysa ku qabtay shir Jaraa,id oo uu kaga hadlay hadalo kulul oo uu ku ganay beesha madaxwayne Silaanyo kaas Oo qiyaastii saamayn xoogan ku yeeshay Bulshada bariga Burco.

COMMENTS
LINKS