|
|||||
WAJAALE NEWS
Ogeysiis: Guddida Qaban-qaabada Shirweynaha Hoodaale ee Bristol UK
April 10, 2017 - Written by Editor:
Guddoomiyaha Guddida qaban-qaabada Shirweynaha Hoodaale ee Bristol Mudane Cabdi Cismaan Xirsi “CabdiDhoore” wuxuu ogeysiinayaa in laga soo qayb galo shirka Hoodaale ee Bristol oo qabsoomi doona maalinta Sabtida ee 15 April 2017, kaas oo lagu kala qaban doono laba meelood oo meeli qado tahay meelna uu shirku ka dhici doono. Addressyadana waxaad ka heli doontaa sida sawirkan sare ka muuqata. Wixii warbixin dheeraad ahna kala xidhiidh guddida qaban qaabada oo telefoonadoodu sawirka ka muuqdaan. ka soo qayb gal wacan. Related posts:Bahda Wajaalenews Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh Udirayaan Qoyska Uu Ka Baxay Marxuum Maxamed Yuusuf Mo... Qaramada Midoobay Oo ka Hadashay Go’aankii Somaliland ka Qaadatay Qaabilaadda Qaxoontiga Yemen Iyo T... DAAWO;-Masuuliyiinta Wasaarada Waxbarashada Jsl Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Waftigii Ka Socday... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|