|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo:Suldaanka Guud Ee Beelaha C/raxmaan Sacad Oo Maanta Lagu Caleemo Saaray Magaalada Hargaysa
April 17, 2017 - Written by Editor:Hargaysa(Wajaalenews)waxaa maanta magaalada Hargaysa lagu caleemo saaray suldaanka guud ee beelaha C/raxmaan Sacad (Sacad Muuse)Suldaan Maxamed Sadiq Suldaan Jaamac Cismaan oo noqonaya Suldaanka Guud beelaha C/raxmaan Sacad. Caleemo saarkan oo ka dhacay Hotel Guuleed ee magaalada Hargaysa ayaa ahaa xaflad kulmisay guud ahaan labeenta Hogaanka dhaqanka beelaha dega guud ahaan Somaliland,iyada oo ahayd xafladani mid aad loo xardhay oo si wayn looga shaqeeyay, waxaana madashan hadalo kooban ka jeediayay dhaamaanba hogaamiyayaasha dhaqanka ee Somaliland isaga Mid walba ku dheeraday marxaladihii kala duwanaa ee ay soo martay saldanadan guunka ah ee Beelaha C/raxmaan Sacad. Halkan Kaga Bogo Xafladan oo Dhamaystiran:
Related posts:“Waxaan Ka Murugaysanahay, Oo Aan Ka Baqayaa, Shalay Inagoo Sidaa U Arkayna Ayay Laascanood Inagu G... Toos Udaawo; Xaflada Xuska 64 guurada Kasoo Wareegtay Xornimada Somaliand Oo Caawa Ka Socota Qasriga... Daawo:Golaha Guurtida Somaliland Oo Saaka Ka Dooday In Xukuumada Galab Joogta ah Ee Madaxwayne Silaa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|