DAAWO ; Wasiirka Maaliyada Oo Agab Kala Duwan Ku Wareejisey Cisbitaalka Magaalada Tog Wajaale iyo Dadka Soo Guurtada ah Ee Ku Sugan Deegaanada Gobolka Gabiley, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO ; Wasiirka Maaliyada Oo Agab Kala Duwan Ku Wareejisey Cisbitaalka Magaalada Tog Wajaale iyo Dadka Soo Guurtada ah Ee Ku Sugan Deegaanada Gobolka Gabiley,
April 18, 2017 - Written by Editor:

TOGWAJAALE (W,N) DAAWO ; Wasiirka Wasaarada Maaliyada Marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa   Agab Kala Duwan oo loogu talo galay cisbitaalka Magaalada Togwajaale  Ku Wareejisey masuuliyiinta degmada  iyo  kuwo heer gobol sidoo kale qalabkan ayaa qayb kamida loogu talo galay Dadka Soo Guurtada ah Ee Ku Sugan Deegaanada  hoosyimaada degmada wajaale,

COMMENTS
LINKS