|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO ; Suldaanka Guud Ee Beelaha Sacad Muuse Oo Khudbad Dardaaran Iyo Duco ah ka Jeediyay Madashii Caleemo Saarka Suldaanka Beesha Cabdiraxmaan Sacad.
April 17, 2017 - Written by Editor:HARGAYSA (W,N) Suldaan Mawliid Cali Ibraahim Sabayso oo kamida Madaxdhameedka Somaliland gaar salaadiyiinta beelaha sacad muuse ayaa kudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay xafladii caleemo saarka suldaanka guud ee beesha cabdiraxmaan suldaan maxamed sidiiq suldaan jaamac oo manta ka qabsoontay magaalada hargaysa gaar ahaan hutel guleed, Sido kale suldaan mawliid sabayso ayaa fariin udiray shacabka Somaliland iyo xubno uu ku sheegay in ay faro galin ku hayaan saldanada guud ah ee beesha cabdiraxmaan. https://youtu.be/dZ4P4dRspw4 Related posts:Taliye Nuux Taani Oo Hambalyo Udiray Ciidamada Qaranka Jsl Xuska Sanad Guuradii 23aad Ee Aas Aaska C... Dawlada Itoobiya Oo Heshiis Millatari La Gashay Dalka Ruushka Iyo Ilaalinta Abniga Biyo Xidheenka Madaxweyne Muuse Biixi oo shacabka Somaliland iyo ummadda islaamkaba ku hambalyeeyey munaasabadda ci... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|