DAAWO; Shirkada IHSAN AUDITING & SULTING FIRM Oo Tababar U Furay Qaarka Mid ah Ganacsatada Dalka Iyo Wasiirul Dawlaha Wasaarada Ganacsiga Oo ka hadlay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Shirkada IHSAN AUDITING & SULTING FIRM Oo Tababar U Furay Qaarka Mid ah Ganacsatada Dalka Iyo Wasiirul Dawlaha Wasaarada Ganacsiga Oo ka hadlay.
April 19, 2017 - Written by Editor:

Hargaysa (W,N) gudoomiyaha shirkada Ihsan Auditing & Sulting firm Cabdirasaaq Sheekh Cali Askar ayaa ka war bixiyay ujeedada ay ganacsatada somaliland ugu qabteen tababarkan  oo maanta a furmay magaalada hargaysa gaar ahaan huteelka Safaari,

Sidoo kale waxaa iyana furitaankii ka hadlay masuul ka socday wasaarada ganacsiga iyo xubno kale oo kamida haayadii iyadu taageeraysay aqoonsi waydaarsigan.

COMMENTS
LINKS