DAAWO; Qaar Ka Mid ah Taangiyada Dagaalka ee Ugu Wanaagsan (Xogta Dahsoon) | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Qaar Ka Mid ah Taangiyada Dagaalka ee Ugu Wanaagsan (Xogta Dahsoon)
April 1, 2017 - Written by Editor:

Barnaamijkeenan xogta dahsoon waxaynu ku daah qaadaynaa taangiyada dagaalka ee dagaalada loo isticmaalo waxana aynu soo qaadanaynaa qaar ka  mid ah qaybaha ugu tayada roon, innaga oo kaga qiyaas qaadanayna dhinacyada awoodda, shiishka, dhaqaaqa degdega ah iyo xawaarahooda.

https://youtu.be/Tj_qMwe5JMk

COMMENTS
LINKS