War-Deg_Dega:Golaha Guurtida Oo Hada Waysada U Biyaystay Mudo Kordhin,Golaha Oo Ku Furmay Jawi Kacsan Iyo Xildhibaano Ka Mid ah 21kii Xubnood Oo Golaha Dibada Uga Baxay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
War-Deg_Dega:Golaha Guurtida Oo Hada Waysada U Biyaystay Mudo Kordhin,Golaha Oo Ku Furmay Jawi Kacsan Iyo Xildhibaano Ka Mid ah 21kii Xubnood Oo Golaha Dibada Uga Baxay
March 6, 2017 - Written by Editor:

Hargaysa(wajaalenews)golaha guurtida Somaliland ayaa saaka gudo galay qodob xaasaasi ah oo in mudo ahba laga dhursugayay qodobkan oo ahaa sidii mar labaad goluhu mudo kordhin ugu samayn lahaa xukuumada madaxwayne Silaanyo.

Golaha ayaa saaka ku furmay jawi kacsan oo ah mid buuq badan ka dhashay oo xambaarsan sawir ay ku kala aragti duwan yihiin xildhibaanada golaha golaha guurtidu mudada loo kordhinayo xukuumada, waloow aan wali si rasmi ah golaha loo horkeenin hadana waxaa ka muuqatat is afgaranwaa dhinaca guurtida ah iyada oo ay hada dibada uga baxeen xidhibaanoa tirsan guurtidu golaha xildhinaanadan oo ka tirsan 21 kii xildhibaan ee loo cumaamaday ka soo talo bixinta mudo kordhinta xildhibaanadan oo uu ka mid yahay xildhibaan gacan, waxaana la filayaa in daqiiqdaha soosocda la horkeeno golaha.

Kala soco wixii ka soo kordha Wajaalenews

 

COMMENTS
LINKS