Ujeedada Kooxda Xidigaha Geeska Iyo Saxaafada Somaliland Oo Ciyaar Kubadeed Wada Yeelanaya. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ujeedada Kooxda Xidigaha Geeska Iyo Saxaafada Somaliland Oo Ciyaar Kubadeed Wada Yeelanaya.
March 13, 2017 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Waxaa Maalinta Khamiista ee Soo Socota ka Dhici Doona Garoonka Hargaysa Studium Ciyaar Ku Cusub Garoomada dalka Taas oo ay Isku Haleeli doonaan Kooxda Fannaaniinta ee Xidigaha Geeska iyo Qaar ka Mid ah Suxufiyiinta Somaliland Iyadoo dhaqaalaha ka soo Baxana loogu Talo galay in lagu Caawiyo dadka ay Abaaruhu Saameeyeen.

https://youtu.be/PakEgH3CTwY

COMMENTS
LINKS