|
|||||
WAJAALE NEWS
Maxkamad Ku Taala Magaalada Qaahira Oo Xukun Cusub Ku Riday Madaxweynihi Hore ee Dalka Masar Xusni Mubaarik + Muuqaal
March 3, 2017 - Written by Editor:Madaxweynihii hore ee dalka Masar Xusni Mubaarik oo xabsi ku jira ayaa waxaa xukun cusub ku riday maxkamad ku taala magaalada Qaahira ee dalka Masar
Maxkamada ayaa waxaa ay maalintii Khamiistii ku dhawaaqdey in madaxweyne Xusni Mubaarik wax danbi ah aanu laheyn isla markaana uu tagi karo meel kasta oo caalamka ka mid ah
Madaxweyne Xusni Mubaarik aya awaxaa la xidhay sanadkii 2011 Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|