Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Magaalo Madaxda Gobolka Saaxil Ee Berbera +SAWIRO | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Magaalo Madaxda Gobolka Saaxil Ee Berbera +SAWIRO
March 24, 2017 - Written by Editor:

BERBERA (W,N) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa safar galab caraw ah ugu baxay Gobolka Saaxil gaar ahaan Magaalo Madaxdiisa Berbera.

SAFAR M7 SAFAR M6 SAFAR M3 SAFAR M 2

https://youtu.be/lgXB8WLbDoY

Madaxweynaha iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa si balaadhan loogu soo dhaweeyey deegaamada Dacar-budhuq, Abdaal, Lafa-ruug, Xamaas, Dara-godle  iyo Magaalada Berbera oo ay soo gaadheen makhribkii.

SAFAR M5 SAFAR M4 SAFAR M 1

Safarka Madaxweynaha ayaa ah mid shaqo oo uu ugu kicitimay dhinaca gobolada Saaxil iyo Togdheer, waxaana maalmaha soo socda la filayaa in madaxweynuhu mashaariic horleh xadhiga ka jaro kuwo kalena dhagax-dhigo.

COMMENTS
LINKS