|
|||||
WAJAALE NEWS
“Ma istaahilo Ina Cali Waraabe in loo jawaabo waayo caqli kuma jiro madaxiisa gudihiisa ee waa faaruq”Muj.Cali Guray
March 2, 2017 - Written by Editor:Hargaysa(wajaalenews)mujaahid Cali guray ayaa weerar afka ah ku qaaday musharaxa madaxwayne ee xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Faysal Cali Waraabe, waxaanu ku sifeeyay shaqsi habayaraatee aan lahayn wax caqli ah waxaanu sidaasi ku sheegay mar uu qoraal kooban ku daabacay bartiisa xidhiidhka bulshada waxaanay u dhignayd sidan WARAABOW MAALIN WACAN! MARNA TAAGTAA MARNA TAMARTAA Imika wuu ogyahay in aanu ka qaadi karin Mayoro dadkii doortay iyo Golayaashii doortayba wid ka leeyihiin waraabaha eh malaha cid buu ku ruxruxanayaa uu leeyahay iga laaluusha. In laga laaluushana waa laga yaabaa waayo wuu u bartay kol la laaluusho iyo kol wax laga laaluusho ilayn waa laaluush ku nool bakhti cun ahe. Baarlaman iyo Gole Degaan ugu dambaysta waxa xaq u leh keliya Golaha ay ka tirsan yihiin oo u codeeya 2/3( laba dalool) isku raaca. Qof kuma laha Golaha Degaanka ee Gebilay iyo ka Berbera midna hal xubin kuma laha. Hadii uu si kale uga qaadi karayo ama ay jirto cid uu isku halaynayo oo ugu qaadi karta waxan leeyahay marna taagtaa marna tamartaa
Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|