|
|||||
WAJAALE NEWS
War Deg-Deg-Daawo-Abwaan C/laahi Xassan Ganey Oo Soosaaray Maansada Cusub Ee MARAG Oo Ka Jawaabaysa Maansadii Weedhsame Ee MUDDUCI. iyo Bilowga Silsilada Da’yarta.
March 11, 2017 - Written by Editor:Daawo-Abwaan C/laahi Xassan Ganey Oo Soosaaray Maansada Cusub Ee MARAG Oo Ka Jawaabaysa Maansadii Weedhsame Ee MUDDUCI. iyo Bilowga Silsilada Da’yarta. HARGAYSA (Wajaalenews) Abwaan Cabdilaahi Xasan Ganay oo kamida bahda suugaanta somalida iyo dayarta xiligan safka hore kaga jira hormuudka suugaanta ayaa hada soo saaray maansada cusub oo lamagac baxday MARAG taasi oo sida uu abwaanku sheegay ka dhalatay MAANSADII DHAWAAN UU SOO SAARAY ABWAAN XASAN DAAHIR WEEDHASAME EE MUDDUCI Taasi oo ka hadlaysay xaalada dalku xiligan ku sugan yahay iyo sida khayraadkii dalka u boobeen xukuumada xiligan iyo door ay ku leeyihiin xildhibaanada laba gole guurtida iyo wakiilada
https://youtu.be/L9K8fFqyGho Related posts:Dawlada Somaliya Oo Amar Ku Siisay Shirkadaha Isgaadhsiinta In Aan Laga Isticmaali Karin Mareegaha U... DAAWO;-Fanaanada Caanka Ah Ee Khadra Daahir Cige Oo Ka Hadashay Doorashadii Dalka Ka Dhacday Iyo Isk... Shir Gudoonkii Shirwanaha Kulmiye Oo Galabta Ku Dhawaaqay Gudiga Fulinta Golaha Dhexe Ee Xisbiga Ku... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|