|
|||||
WAJAALE NEWS
War Deg-Deg-Daawo-Abwaan C/laahi Xassan Ganey Oo Soosaaray Maansada Cusub Ee MARAG Oo Ka Jawaabaysa Maansadii Weedhsame Ee MUDDUCI. iyo Bilowga Silsilada Da’yarta.
March 11, 2017 - Written by Editor:Daawo-Abwaan C/laahi Xassan Ganey Oo Soosaaray Maansada Cusub Ee MARAG Oo Ka Jawaabaysa Maansadii Weedhsame Ee MUDDUCI. iyo Bilowga Silsilada Da’yarta. HARGAYSA (Wajaalenews) Abwaan Cabdilaahi Xasan Ganay oo kamida bahda suugaanta somalida iyo dayarta xiligan safka hore kaga jira hormuudka suugaanta ayaa hada soo saaray maansada cusub oo lamagac baxday MARAG taasi oo sida uu abwaanku sheegay ka dhalatay MAANSADII DHAWAAN UU SOO SAARAY ABWAAN XASAN DAAHIR WEEDHASAME EE MUDDUCI Taasi oo ka hadlaysay xaalada dalku xiligan ku sugan yahay iyo sida khayraadkii dalka u boobeen xukuumada xiligan iyo door ay ku leeyihiin xildhibaanada laba gole guurtida iyo wakiilada
https://youtu.be/L9K8fFqyGho Related posts:Xadhigii Ambassador Safiina oo Run Ka Dhigay Shaki Laga Qabay Mulkiilaha Shirkada SOMCABLE Mohamed A... DAAWO;-Banaan bax Lagaga Soo Horjeedo Dad Somali Ah Oo Canfartu Ku Dileen Gobolka Siti Ee DDS Oo Ka ... Sanad Guradii 24aad 18 May Qaranimada Somaliland, Iyo xuskii Balaadhnaa Ee Dalka Koonfur Africa;SAW... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|