Daawo:Arday Tiradoodu Dhantahay 98 Oo Ka Qalinjabiyay Jamacada Hargeisa (University of Hargeisa) + Dareenkooda. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo:Arday Tiradoodu Dhantahay 98 Oo Ka Qalinjabiyay Jamacada Hargeisa (University of Hargeisa) + Dareenkooda.
March 19, 2017 - Written by Wariye:

jamacada harHargeisa(WJN):Waxa manta Jaamacad Hargeisa Ka qalanjabiyay arday tiradoodu dhantahay 98 arday

Xafladan oo ka dhacday xarunta Jamacada Hargeisa waxa ay kala yihiin kuuliyada kala duwan ee sida, Governance and Leadership, Project Management and Development Studies, kuwaas oo qaadatay shahaada heerka labaad ee Master Degree.

Waxana xafladan ka soo qayb galay xubno ka xukuumada talada haysa sida agaasimaha wasarada waxbarashada iyo gudoomiyaha maxkamada sare aadan xaaji cali iyo xubno kale oo ka tirsan golaha barlamanka jamuuriyada iyo madax marti sharaf iyo waalidiinta ardayda ka qalin jabinaysay Jamacada Hargeisa of university

Hadaba qaar kamid ah oo aan dareen kooda wax ka waydiinay ayaa waxay u dhacday sidan:

 

 

 

 

Hargeisa Office

Wajaalenews.net

Wariye:Abdiqadir Habane

COMMENTS
LINKS