|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo:Arday Tiradoodu Dhantahay 98 Oo Ka Qalinjabiyay Jamacada Hargeisa (University of Hargeisa) + Dareenkooda.
March 19, 2017 - Written by Wariye:
Xafladan oo ka dhacday xarunta Jamacada Hargeisa waxa ay kala yihiin kuuliyada kala duwan ee sida, Governance and Leadership, Project Management and Development Studies, kuwaas oo qaadatay shahaada heerka labaad ee Master Degree. Waxana xafladan ka soo qayb galay xubno ka xukuumada talada haysa sida agaasimaha wasarada waxbarashada iyo gudoomiyaha maxkamada sare aadan xaaji cali iyo xubno kale oo ka tirsan golaha barlamanka jamuuriyada iyo madax marti sharaf iyo waalidiinta ardayda ka qalin jabinaysay Jamacada Hargeisa of university Hadaba qaar kamid ah oo aan dareen kooda wax ka waydiinay ayaa waxay u dhacday sidan:
Hargeisa Office Wajaalenews.net Wariye:Abdiqadir Habane Related posts:Madaxwayne Kuxigeenka jsl Oo Xilkii Ukala Wareejiyay Wasiirka Madaxtooyada Iyo Agaasimihii Hore Ee M... Wafdi balaadhan oo uu Hogaaminayo Suldaanka guud ee Beelaha Subeer ayaa Maanta tagay Tuulada Agabar... DAAWO; Wasaarada Deegaanka Jsl Oo Gobolka Gabiley Gaadhsiisay 700 Oo Kamida Girgirayaasha Dhuxusha... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|