|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO ; Oday Abwaan Sangal Oo Kusoo Biiray Silsiladii Miimley Kuna Soo Galay Maansada Minhaaj, Oo Uu ku Durayo Qaarkamida Abwaanada Silsilada Ku Jira.
March 29, 2017 - Written by Editor:Hargaysa (W,N) Abwaan Ibraahim Sangal oo kamida suugaanyahanada dalka ismarkaana mudo kusoo jiray bahda suugaan ayaa markii u horaysay kusoo biiray silsiladii miimleyda ee uu Ibo furay Abwaan xasan Daahir Ismaaciil Weedhsame Taasi oo kulmisay hal abuuro badan oo dhalinyaro ah, Abwaan Sangal ayaa giraantan kusoo galay maansada MINHAAJ uu kula hadlay Abwaankii bilaabay silsiladan iyo sidoo kale Abwaan isna si qabyaalaydasan ku difaacayay xukuumada kuna dhaatay Abwaano caan ah o ay haybta wadaagaan. https://youtu.be/JwwrMYIKE7I Related posts:“Marka Wax Loo Dirayo Abaaraha Ee Ay Dawladu Qaadayso, Yaanay Intay Cid Isku Sawirto Lacag Iskaga D... DAAWO;-Sheekh Cabdilaahi Sh, Cali Jawhar Oo War Cusub Kasoo Saaray Dhul Xoog Maamulka Boorama kaga ... MUJ Xamarji Oo Sheegay In Bur-burinta Xisbiyada Qaranku Ka Mid Noqotay Astaamaha Xukuumaddu KULMIYE,... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|