|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO ; Masuul Katirsan Xisbiga Kulmiye Oo Iscasilay Kana Hadlay Sobobaha Uu Isku Casilay Iyo Xisbiga Uu ku Biiray.
March 21, 2017 - Written by Editor:Hargeysa(W,N):-Siyaasi Muuse Ismaaciil Qardhab oo ka mid ahaa mas’uuliyiinta sare sare ee Xisbiga KULMIYE, ayaa hada ku dhawaaqay in uu iska casilay xilkii iyo xubinimaddii xisbigaasi, waxaana uu tilmaamay in uu dhibbaatooyin xoogga ka tirsanaayo Xisbigaasi isaga oo sida oo kale na iftiimiyey in uu siyaasadda xaafadda Axmed Dhagax uu u daba-fadhiisanaayo siyaasi Xuseen Axmed Caydiid oo ka tirsan Xisbiga WADDANI. Siyaasi Qardhab, ayaa hore u soo noqday afhayeenka Xisbiga UCID ee garabkii Jamaal Cali Xuseen, waxaana uu xusay in laga bilaabo maanta uu ku biiraayo Xisbiga WADDANI oo uu tilmaamay in uu yahay xisbi dalka horumar u horseedi kara. https://youtu.be/SentDDHilgk Related posts:Daawo:Daawo Weeddhihii Faysal Cali Waraabe Ka Yidhi Casuumad Uu U Sameeyay Garabkii Axmed Muumin See... Siyaasi Cali Guray Oo Saadaaliyay Sida Ay Maayarada Lixda Degmo Ee Waawayn Ay Ugu Kala Guulays Doona... Hoggaamiyayaasha Siyaasadeed Ee Somaliland oo Hambalyo iyo Bogaadin U Diray Raysalwasaaraha Dalka It... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|