|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Kooxda Xidigaha Geeska oo Hal Gool Iyo Eber Kaga Badiyey Suxufiyiinta Somaliland
March 16, 2017 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Kooxda Xidigaha Geeska iyo Suxufiyiinta Somaliland ayaa Galabta Isaga Hor Yimid Ciyaar Saaxiibtimo oo Ku dhex martay Garoonka Kubada Cagta ee Hargaysa Studium. Ciyaartan oo ah mid ay saxaafada iyo xidigaha geesku ku muujinayaan dareenkooda binu-aadanimo iyo inay qayb ka qaadan karaan xaalada baahsan ee abaaraha dalka ku habsaday, iyagoo lacagta garoonka ka soo baxda Loogu Deeqay dadka Ku Tabaalaysan Xaalada Abaareed ee Dalka ka Taagan.
Related posts:DAAWO;-Waraysi Xasaasiya Oo La Layeeshay Siyaasi Aadan Cilmi Dhoolayare Iyo Eedaha Uu U Jeediyay Xuk... Wasiirka Hawlaha Guud Oo Ka Warbixiyay Dhibaatooyinka Ay Kala kulmaan Marka Ay Qorshe USamanayaan Ma... Gudida Diwaangalinta Ururada Iyo Asxaabta Oo War Kazoo Saaray Wakhtiga Kama Danbaysta Ah Ee Ay Isku... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|