DAAWO; Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Sheegay in Aanay Xisbiyada Qaranku Wax Munaasibada ku Qabsan Karin Hudheelada Magaalada, Xili Gobolka Ay ka Socoto Qaban Qaabada Xaflad Xisbiga Wadani Uqabanayo Taageerayaal Kusoo Biiraya, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Sheegay in Aanay Xisbiyada Qaranku Wax Munaasibada ku Qabsan Karin Hudheelada Magaalada, Xili Gobolka Ay ka Socoto Qaban Qaabada Xaflad Xisbiga Wadani Uqabanayo Taageerayaal Kusoo Biiraya,
March 9, 2017 - Written by Editor:

GABILEY(W.N) Badhasaabka Gobolka Gabiley Xamse Maxamed Cabdi (Cada yuurura ) ayaa ku dhawaaqay go,aan uu ku  Sheegayo In Aanay Xisbiyada Qaranku Wax Munaasibada ku Qabsan Karin Hudheelada Magaalada, laba todobaad uun kadib markii murashaxa xisbiga kulmiye si baaldhan loogu soo dhaweeyay gobolka gabiley

Sidoo kale fariinta badhasaabka gobolka gabiley ooga soo dhiibay caafimada hargaysa ayaa kusoo begmaysa   Xili guud ahan Gobolka Gabiley Ay ka Socoto Qaban Qaabada  Xaflad Xisbiga Wadani Uqabanayo Taageerayal culus oo dhawaan kusoo biiraya .

https://youtu.be/_2brryQP3Xg

 

COMMENTS
LINKS