DAAWO ; Abwaanadii Koowaad Ee Haween ah Oo Kusoo Biirtay Silsiladii Miinlay Ee Abwaan Xasan Daahir Ibo Furay Iyo Magaca Maansada Ay Kusoo Gashay “Muran Diid” | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO ; Abwaanadii Koowaad Ee Haween ah Oo Kusoo Biirtay Silsiladii Miinlay Ee Abwaan Xasan Daahir Ibo Furay Iyo Magaca Maansada Ay Kusoo Gashay “Muran Diid”
March 15, 2017 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) Abwaan Deeqa Nuux Yoonis oo ah  Haweenay Dayar kana Mida ah Hal Abuurka somaliland ayaa kamid noqotay silsiladii Maalmahan Socotay Ee Miinlay Taasi oo uu Ibo furay Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil Weedhsame Sidoo kalena ay kusoo biiraan dhawr Abwaanoo hore  ayaa waxay kusoo gashay maansada la magac baxday  “Muran Diid”.

COMMENTS
LINKS