|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Abwaan Daaha Cabdi Gaas Oo Maansada Cusub Ee “Mudaacade” kaga Soo Jawaabay Maansooyinkii Abwaan Weedhsame Iyo Cabdilaahi Xasan Ganey,
March 13, 2017 - Written by Editor:HARGAYSA (W,N) Abwaan Daaha Cabdi Gaas oo kamida Abwanada reer somaliland ee ku dhaqan dalka qadar ayaa soo saaray maanso la magacbaxay “Mudaacade” oo uu kaga jawaabayo Maansooyinkii ay Tiriyeen Abwaan Xasan Daahir Weedhsame MUDDUCI iyo Abwaan Cabdlaahi Xasan Ganey MARAG kuwaasi oo iyagu shacabka usoo bandhigayyeen sida xiligan ay tahay xaalada dalka somaliland Balse Abwaan Daaha ayaa isagu xukuumada iyo xildhibaanada ka difaacay Eedihii ay usoo jeediyeen labada Abwaan waxaanay ahayd sidan HALKAN KA DAWO IYO DOO DHAMAYSTIRAN; https://youtu.be/gQgqiI55rO0
Related posts:DAAWO ;Madaxweynaha Jsl Oo Galabta Ka Qaybgalay Koob Lagu Kala Qaaday Garoonka Kubada Cagta Ee Barb... DAAWO; Ganacsatada Reer Somaliland Oo Joojiyey Alaabtii Ay Kala Soo Degayeen Dekedda Berbera Iyo Sob... DAAWO; Wefti Somaliland Ah Oo Nairobi Ku Tagay Socdaal Qaramada Midoobay Agaasintay+ Mawqifka Somali... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|