|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO ; Abwaan Cabdilaahi Xasan Ganey Oo Mar labaad Kusoo Noqday Silsiladii Miimley Iyo Maansada Uu Kusoo Galay Ee “Miyir Sida” + Dulucda Ay Xanbaarsan Tahay.
March 19, 2017 - Written by Editor:Hargaysa(W,n) Abwaan Cabdilaahi Xasan Ganey oo kamida dayarta hurmuudka ah silsilada miimley ee uu ibo furay abwaan xasan daahir weedhsame ayaa marlabaad kusoo noqday silsiladan oo uu ahaa abwaankii labaad ee kusoo biira kuna soo galay marag hala uu caawa kusoo galay maansada kale ee miyir sida” Silsiladan miimleyda ayaa maraysa meel xasaasiya taasi oo badi saamaysay dayarta iyo dareenka muwaadinimo leh. HALKAN KA DAAWO MANSADAN OO DHAMAYSTIRAN; https://youtu.be/eGnrAVviL-8 Related posts:Kan Waxa Samaysay 18ka May Ka Horna Wax Jira Muu Ahayn. Inta Uu ku helay 18ka May Anigu Kumaan Helin... DAAWO; Madaxwaynaha Jsl Oo ka Qaybgalay Aas Qaran Oo Loo Sameeyay Marxuum Xaaji Cabdi Waraabe. DAAWO;-Haweenka La Nool Xanuunka HIV-AIDS Oo Cabasho Ka Muujiyay Wasaarada Caafimaadka Iyo Fariinta ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|