Wargelin Muhiim ah kuna Socota Saxaafada Somaliland gaar ahaan kuwa Caasimada Somaliland ee Hargeysa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wargelin Muhiim ah kuna Socota Saxaafada Somaliland gaar ahaan kuwa Caasimada Somaliland ee Hargeysa
February 9, 2017 - Written by Editor:

Wargelin Muhiim ah

Waxa uu wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo wacyigelinta, Mudane Cismaan Cabdilaahi Saxardiid Caddaani uu guud ahaan Saxaafadda Dalka Ku wargelinayaa inaad beri oo Jimce ah aad ka soo qayb gashaan shir Jaraa’id oo Xukuumaddu ku qabanaynayso Wasaaradda Warfaahinta marka ay Saacadu tahay 10:00 Am Subaxnimada. Haddii EEBBE qadaro.

Iyadoo Wasiirku uu hore u shaaciyey in maalinta sabtida ay saxaafadu timaado wasaaradda warfaafinta. balse isbedel ayaa ku yimid wakhtigaasi oo waxa loo soo raray Maalinnimada JImcaha ah oo ku beegan, waxaana laydin kula dardaarmayaa inaad dhawrtaan wakhtiga.

Waad Mahadsan tihiin Dhamaantiin

COMMENTS
LINKS