War-DegDega:Ciidamda Nabad Galyada Somaliland Oo Gacanta Ku Soo Dhigay Gabadhyar Oo Todoba Jir ah Oo Laga Xaday Xaafada Xawaadle ee Magaalada Hargaysa Iyo Cida Xaday Oo Ajaanib ah | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
War-DegDega:Ciidamda Nabad Galyada Somaliland Oo Gacanta Ku Soo Dhigay Gabadhyar Oo Todoba Jir ah Oo Laga Xaday Xaafada Xawaadle ee Magaalada Hargaysa Iyo Cida Xaday Oo Ajaanib ah
February 1, 2017 - Written by Editor:

Hargaysa(wajaalenews)ciidamada nabadgalyada ee magaalada Boorama ayaa sheegay in ay  gacanta ku soo dhigeen  gabadh yar oo 7 jir ahayd oo dhawaan laga xaday xaafada xawaadle ee magaalada Hargaysa.

Gabadhan yar ayaa sida ay ciidamadu sheegeen loo hayaan  labo nin oo yamaniyiin ah  una dhashay dalka Yemen iyo labo dumar ah oo reer Somaliland ah kuwaasi oo haatan ku xidhan saldhiga dhexe ee magaalada Boorama.

Ciidanla nabadgalyada ayaa in mudo ah ku raad joogay dhaqdhaqaaqa kooxa aan wali sidhaba loo aqoonsan oo si xatooyo ah  uxada caruurta isla markaana u sii gudbaan magaalada Boorama Dhinaca dalka jabouti taas oo sida la sheegay qorshohoogu ahaa in ay wadanka kala baxaan tan yar ee 7 jirka ah.

COMMENTS
LINKS