|
|||||
WAJAALE NEWS
War-DegDega:Ciidamda Nabad Galyada Somaliland Oo Gacanta Ku Soo Dhigay Gabadhyar Oo Todoba Jir ah Oo Laga Xaday Xaafada Xawaadle ee Magaalada Hargaysa Iyo Cida Xaday Oo Ajaanib ah
February 1, 2017 - Written by Editor:Hargaysa(wajaalenews)ciidamada nabadgalyada ee magaalada Boorama ayaa sheegay in ay gacanta ku soo dhigeen gabadh yar oo 7 jir ahayd oo dhawaan laga xaday xaafada xawaadle ee magaalada Hargaysa. Gabadhan yar ayaa sida ay ciidamadu sheegeen loo hayaan labo nin oo yamaniyiin ah una dhashay dalka Yemen iyo labo dumar ah oo reer Somaliland ah kuwaasi oo haatan ku xidhan saldhiga dhexe ee magaalada Boorama. Ciidanla nabadgalyada ayaa in mudo ah ku raad joogay dhaqdhaqaaqa kooxa aan wali sidhaba loo aqoonsan oo si xatooyo ah uxada caruurta isla markaana u sii gudbaan magaalada Boorama Dhinaca dalka jabouti taas oo sida la sheegay qorshohoogu ahaa in ay wadanka kala baxaan tan yar ee 7 jirka ah. Related posts:Ciidamada Dab Damiska Oo Ku Guulaysay In Ay Soo Saaran Maydka Wiil Dhalinyaro ah Oo Ku Dhacay Ceel B... “Suldaan Hadaad Doonayso Nabada Ceel Afwayn, Keen Ninkii Gacan Ku Dhiiglaha Ahaa”Garaad Muuse Cawil. Madaxweynaha Jsl Oo Kormeeray Biriij-yada Cusub Ee Laga Hirgelinayo Dooxyada U Dhexeeya Berbera Iyo ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|