War Deg-Dega:Musharax Farmaajo Oo Ku Guulaystay Doorashadii Madaxwayne Ee Soomaaliya | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
War Deg-Dega:Musharax Farmaajo Oo Ku Guulaystay Doorashadii Madaxwayne Ee Soomaaliya
February 8, 2017 - Written by Editor:

Hargaysa(wajaalenews)waxaaa haatan loo doortay madaxwaynaha Soomaliya Maxamed C/laahi Farmaajo oo ku guulaystay madaxtinimada dalka Somaliiya waxaanu helay wareehii koowaad 184 Xasan Sheekh Maxamuud 97 Halka Uu Sheekh Shariif ka Helay 46 cod sidaas ayaanu Farmaajo ku noqday madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaaliya, Waxaaana haatan socota dhaarinta madaxweynaha oo ka socota madasha ay ka socoto doorashadu.

 

COMMENTS
LINKS