|
|||||
WAJAALE NEWS
War Deg-Dega:Maleeshiyo Cali Khaliif Galaydh Ku Weerartay Garoonka Diyaaradaha Ee Buuhoodle Iyo Diyaaradii Uu U Raaci Lahaa Jabuuti Oo Mudo Saacado ah U Afduubnayd
February 5, 2017 - Written by Editor:Hargaysa(wajaalenews)wararka naga soo gaadhaya magaalada Buuhoodle ayaa sheegaya in saaka maleeshiyo beeleed uu hogaaminayo nin lagu magacaabo C/fataax Baydan saaka xoog kaga hor istaageen in uu ka dhoofo garoonka diyaaradaha ee magaalada Buuhoodle hogaamiyaha khaatumo Cali Khaliif Galaydh oo qoshihiisu ahaa in uu diyaarad yar oo khaas ah ka raaco magaalada Buuhoodle si uu uga qayb galo shirka maalmaha soosocda la filayo in uu magaalada jabuuti uga furmo maamulka Khaatumo iyo xukuumada Somaliland. Related posts:Shirkadda DHAWEEYE oo Daahfurtay Adeeg Cusub oo Bulshada u Sahlaya inay Cunto Dalbadaan iyagoo Gurya... Shaqaalaha DP World Ee Berbera oo Deeqo Gaadhsiiyay Qarka Mid Ah Shaqaalaha Dekeda oo Cusbitaalka Ku... DAAWO;-Maamulka Degmada Ibraahim Koodbuur Oo Olole Wado Banayn Ah Ka Fuliyay Xaafada Bada Cas! COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|