|
|||||
WAJAALE NEWS
War Deg-Dega :Qoraa Maxamed Baashe Xaaji Xasan Oo Hada Xabsiga Loo Taxaabay .
February 20, 2017 - Written by Editor:Hargaysa(wajaalenews) Qoraa Maxamed Baashe Xaaji Xasan Oo ahaa agaasimihii Televisionka madaxbanaan Ee STAR TV ayaa Goordhawayd ay xabsiga u taxaabeen ciidanka booliska Somaliland kadib isagoo kazoo baxay Huteelka maansoor oo uu aga qaybgalay xaflad lagu qabtay. Xadhiga Agaasimihii Star Tv Maxamed Baashe Xaaji Xasan ayaa laga qabtay isaga iyo mulkilaha TVGA STAR IYO INAN WARIYA AH BARXADA HORE EE HUTEELKA balse waxay wararka aanu dhacdadan ka helaynaa tibaaxeen in markii danbe lasii daayay mulkiilaha Tvga star INA GOO DHAADHI IYO WARIYE MAXAMUUD XUSEEN JAWHAR BALSE ay ciidamada halkaa ka qafaasheen Iyagoo wararka aanu kahelay sheegen in lagu xidhay xarunta C,I,D Qoraa Maxamed Baashe ilaa Hadana aan la Ogayn Sobobta rasmiga ah ee ka danbaysay balse xiliga la qabtay qoraaga ayaa qayb ka ahaa xaflad caawa lagu qabtay Hotel maansoor oo ay ka hadleen masuuliyiin si wayn uga biyo diidsanaa saldhiga milatari ee xukuumadu ka siinaso wadanka isku taga imaaradka Carabta magaalada Berbera xafladaas oo masuuliyiinta ka hadlay ay ka mid ahaayeen wasiirkii hore ee wasaarada Maaliyada Eng. Maxamed Xaashi cilmi iyo masuuliyiin kale. Xafladan ayaa sida ay wararku sheegayaan waxa ay ahayd xaflad aqoon iswaydaarsi ah oo lagaga hadlayay Saldhiga military ee Berbera kaas oo ay xukuumadu sas ka qaaday, WIXII KASOO KORDHA XADHIGA QORAA MAXAMED BAASHE XAAJI XASAN KALA SOCO WARARKA DANBE
Related posts:Daawo:Wsiirada Wasaaradaha Warshadaha IYO Ganacsiga oo ka qaybgalay xafalad lagu aas aasayay sanduuq... Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Oo Ka Hadlay Dagaal Maanta Ka Dhacay Magaalada Laascanood Iyo Fari... Deg-Deg-Sheikh Maxamed Cumar Dirir Oo Soo Bandhigay Ceebaha iyo Sida Uu Uga Hor Imanayo Xeerka Kufsi... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|