|
|||||
WAJAALE NEWS
Waftigii Khaatumo U Matalayay Wada Hadalka Somaliland Iyo Maamulka Khaatumo Oo Hada Ka Duulay Garoonka Ditaaradaha Magaalada Buuhoodle Kuna Sii Jeeda Jabuuti
February 5, 2017 - Written by Editor:Hargeysa(Wajaalenews)Febarwari.5,2017-Wararka hadda naga soo gaadhaya magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn ayaa sheegay in garoonka diyaaradaha ee magaalada Buuhoodle ay hadda ka duulayaan waftigii kooxda Khaatumo uga qayb galayay furitaanka wajiga labaad ee wada hadalka u bilaabmaya dawlada Somaliland iyo kooxda Khaatumo. Source. Ramaas Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|