Reer Gabilay Oo Maanta Salaadii Jimce La Tukaday Madaxwaynihii Hore Ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin Masaajid ka Emaraat Ee Ku Yaal Gabilay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Reer Gabilay Oo Maanta Salaadii Jimce La Tukaday Madaxwaynihii Hore Ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin Masaajid ka Emaraat Ee Ku Yaal Gabilay
February 24, 2017 - Written by Editor:

Hargaysa(Wajaalenews)shacabka  reer Gabilay ayaa maanta si kadis ah ugu arkay masaajid ka mid ah masaajidada Gabilay madaxwaynihii  hore ee Somaliland mudane Daahir Rayaale Kaahin oo shacabka kula tukanayay salaadii Jimcaha, waxaanay dhamaan dadkii ka soo baxay ka dib salaadii jimcuhu ay salaam la boobeen madaxwaynohoogii hore ee Daahir Riyaale kaahin oo ugu suntan shaqsi guulwayn ka gaadhay tirtirista qabyaalada.

rayaale

Waxaana halkaas ku soo xuumay madaxda laamaha dawlada Gobolka gabilay iyo xildhibaano ka tirsan golaha deegaanka gobolka gabilay oo dhamaantood si kalgacal ku dheehan yahay u gacan qaaday madaxwaynaha.

 

COMMENTS
LINKS