|
|||||
WAJAALE NEWS
Nin U Dhashay Dalka Britain Oo Gurigiisa Ku Iibinya $2.5 & Sababta Keentay !
February 12, 2017 - Written by Wariye:
Warbixintantan oo aanu ka soo Xiganay wargeyska The Sun ayaa lagu soo bandhigay in Ninka magaciisa la yidhaa Dastun Lau in markii uu waayay cid ka iibsata gurigiisa uu adeegsaday xeelad cusub waxaanu sameeyay 500 oo kun oo kaadh oo mid kastaaba uu qofka qaato ama ka qayb galaya bakhtiya nasiibkaasi uu bixinayo 2.5$, sidaasi awgeedna ay dadka ku tartamaya inay hantiyaan gurigaasi ee qof ka mid ah ku guuleysto uu qiimaha gurigaasi ku taagnaanayo 2.5$, mulkiiluhuse uu haleeyo lacag dhan 812 kun oo Dollar, haddii xeelada cusub ee uu soo bandhigay ay suurto gasho oo u muuqata fikir aad u wanaagsan oo qofka ku callool adeyga ee ka qayb gala tartaankaasi uu magaalada London gudaheeda ku hantiyayo guri ku taagan qiime aad u jaban oo ah $2.5 (Laba dollar iyo shan senti. Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|