|
|||||
WAJAALE NEWS
Maxaad Ka Ogtahay Cuntooyinka Habeenkii Huradada Kuu Diida?
February 12, 2017 - Written by Wariye:
Khubarada ka faalooda arrimaha caafimaadka ayaa waxay cadeeyeen in cuntooyinka ay ku badan yihiin Basbaaska iyo Protenis-ka aadka u heer sareeya iyo sidoo kale maaddada Caffeine-tu ay dadka cuna xilliyada cashada aanay ka seexan karin, haddba si aad u hesho hurdo wanaagsan oo aan kala googo lahayn waa inaad ka dheeraataa cunista cuntooyinka hoos ku xusan xilliyada cashada: Cuntooyinka Basbaaska leh ama kulul. Cabbista Bunka habeenkii. Cuntooyinka ay saliidu ku badan tahay ama Culus. Cuntooyinka ay Sonkortu ku badan tahay. Dhammaan cuntooyinkaasi waa kuwa saamayn ku yeelan kara hurdadaada habeenkii sidaa awgeed ka dheeraw isticmaalkooda xilliyada habeenkii iyo hurdada ka horba. Related posts:Siyaasi Cabdoo Axmed Aayar Oo Madaxwayne Biixi Ugu Baaqay In Uu Iska Wareejiyo Gudoomiyaha Xisbiga I... Marwo Adna Aadan Oo Jaaliyada Reer Somaliland Ee Dalka Uk Uga Xog Warantay Marxaladihii Uu Dalku Soo... “Waxan Balan Qaadaynaa In Soomaliland Aan Gaadhsiin Doono Qaadka Miirooga “Madaxwayne Ku-xigeenka Ke... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|