|
|||||
WAJAALE NEWS
Halista Caafimaad Ee Barruurta Xad Dhaafka Ah & Digniinaha Caafimaad.
February 12, 2017 - Written by Wariye:Oslo (WJN):- Deraasad cusub oo dhawaan la shaaciyay ayaa lagu cadeeyay in dadka ka xishooda ama ka khajila barruurta xad dhaafka ah ee jidhkooda hadhaysay ay la kulmaan dhibaatooyin kale oo dhinaca caafimaadka ah sida xannuunada waddnaha oo kale. Khubarada soo bandhigay deraasaddan ayaa waxay si dhab ah u xaqiijiyeen in dadka aadka u buuran ee ka xishooda miisaanka xad dhaafka ah ay u nugul yihiin inay qaadaan cudurada sida macaanka iyo dhiig karka, islamarkaana sababa warwarka iyo niyad jabka badan ee soo waajaha dadkaasi, haddaba haddii aad ka mid tahay dadkaasi iska illaali niyad jabka iyo wewerka kuna dedaal sidii aad u dhimmi lahayd miisaankaaga xad dhaafka ah. Related posts:Daawo:Xisbiga Mucaaradka ah Ee Wadani Oo Eedamihii Ugu Cuslaa U Jeediyay Xukuumada Dushana Uga Tuura... Tartanka Quraanka Kariimka Ah Ee Masjidka Cali Mataan Oo Lasoo Gabo Gabeeyay Iyo Wiil 9jir Ah Oo Kaa... Wasiirka Wasaarada Ganacsiga Somaliland Oo Gurmad Deg-Deg Ah Ka Galay Dooxyada Arabsiyo Iyo Agamsaha... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|