Haldoorka Beelaha Sacad Muuse oo Hadhimo Sharafeed ku Maamuusay Hogaanka sare Ee Xisbiga Waddani. +SAWIRO | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Haldoorka Beelaha Sacad Muuse oo Hadhimo Sharafeed ku Maamuusay Hogaanka sare Ee Xisbiga Waddani. +SAWIRO
February 14, 2017 - Written by Editor:

Hargaysa (Wajaalenews) Qaarkamida Qoorwaynta beelaha  Sacad Muuse ayaa maanta hadhimo sharafeed aad u qurux badnaa ku maamuusay Hogaanka sare ee xisbiga mucaaradka ah ee Wadani,

HAL DOOR 4

Kulankan oo ahaa hadhimo sharafeed ay xubno ka mida ah haldoorka Sacad muuse u sameeyeen musuulinta xisbga waddani ayaa ka dhacay Hotelka Lake Asal oo ku yaala magaalada Hargaysa, casuumadan  ayaa ahayd madal kulmisay badi haldoorka beesha sacad muuse iyo hogaanka sare ee xisbiga mucaaridka waddani, iyaga oo madasha ay fadhiyeen gudoomiyaha xisbiga Wadani C/raxmaan Maxamed C/laahi (Ciro),hogaamiyaha xisbigaas xisbigaas Xirsi Xaaji Cali Xasan, Xoghayaha Xisbiga Maxamed C/laahi Uurcade,Siciid Cilmi Roobe Iyo Qaar Kale oo Kamid ah Saraakiisha Sarsare ee  Xisbigaas .

HALDOOR 5 HALDOOR 3 HAL DOOR 9 HAL DOOR 8

Martiqqadkan  Aadka U Quruxda badnaa oo uu lahaa casuumadeeda  Dr maxamuud oo hormood u ah xubno miisaan leh oo dhawaan ku soo biiri doona xisbiga waddani ayaa is xog waraysi badan ka dib u mahad celiyay mas,uuliyinta xisbigaasi halka ay iyaguna saraakiisha xisbigaasi mahad celin taas lamida ay ugu jawaabeen.

HAL DOOR 4 HAL DOOR 7 HAL DOOR 6 HAL DOOR 5

 

COMMENTS
LINKS