|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo:Xuska Sanadguuradii 23aad Ee Ka Soo Wareegtay Aas Aaska Ciidanka Qaranka Oo Maanta Laga Xusay Magaalada Hargaysa Iyo Madaxwaynaha Oo Dalacsiiyay 4000 oo Sargaal
February 2, 2017 - Written by Editor:Daawo:Xuska Sanadguuradii 23aad Ee Ka Soo Wareegtay Aas Aaska Ciidanka Qaranka Oo Maanta Laga Xusay Magaalada Hargaysa Iyo Madaxwaynaha Oo Dalacsiiyay 4000 oo Sargaal Hargaysa(wajaalenews)sanad guuradii 23 aad ee ka soo wareegta aasaaska ciidanka qaranka Somaliland ayaamaanta si wayn looga xusay magaalada Hargaysa, xafladan oo ahayd mid si wayn loo soo agaasimay oo muunadeeda lahayd ayaa waxaa ka soo qayb galay madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland oo 4000 oo askari dalacsiiyay. Halkan Ka Daawo warkan: https://youtu.be/no7fSi3miRA Related posts:Dawladda Ingiriiska Oo Sheegtay Inay Danaynayso Inuu Somaliland Ka Hano Qaado Horumar Loo Wada Siman... Wakaaladda Thomson Reuters Oo Filim Dukumantari Ah Ku Soo Bandhigtay Warbixin Xiiso Leh Oo Ku Saabsa... Daawo:Xukuumada Oo Hada Ka Hadashay Gacan ka Hadal Maanta Ku Dhex Maray Aqalka Baarlamaanka Labo Xil... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|