|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo:Muj. Cali Guray Oo Sheegay In Uu Saamaxay Faysal Cali Waraabe Muuse Biixina Ka Bari Yeelay Burburkii Xisbiga Ucid
February 6, 2017 - Written by Editor:Hargaysa(wajaalenews)mujaahidcaliguray ayaa saaka shaayca ka qaaday in uu saamax ka yahay Faysal Cali Waraabe oo in mudo ah fiintu dhexmiranasay waxaanu sidoo kale sheegay in uu Musharaxa Xisbiga Kulmiye Bari ka yahay burburkii xisbiga Ucid balse waxa uu sheegay in uu burburkaasi masuul ka ahaaa Faysal waxaanu sidaasi ku sheegay mar uu ka hadlayay madal xisbiga Kulmiye iyo garabkii Ucid ay Ku Midoobeen. Halkan Ka Daawo Warkaas Related posts:DAAWO; Waraysi Xiiso Leh Oo Dhamaytiran Lala Yeeshay Oradyahanka Reer Somaliland Mo Faarax Oo Su'aa... Premier Bank oo U Xafladeeyey Mashruuc Fikirka Dhalinyarada Lagu Xawishay iyo Dareenka Qaabka Loo Ma... Garabkii Jaamac Shabeel oo Laga Hor Istaagay Inay Shir Ku Qabsadaan Mid Kamida Huteelada Hargeysa COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|