Daawo:Maayarka Magaalada Berbera Oo Ka Hadlay Xisbiga Ucid Oo Maxkamad La Tiigsanaya | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo:Maayarka Magaalada Berbera Oo Ka Hadlay Xisbiga Ucid Oo Maxkamad La Tiigsanaya
February 8, 2017 - Written by Editor:

Daawo:Maayarka Magaalada Berbera Oo Ka Hadlay Xisbiga Ucid Oo Maxkamad La Tiigsanaya

Hargaysa(wajaalenews)xisbiga mucaaradka ah ee Ucid ayaa dhawaan soosaaray go,aano uu ku wajahayo xildhibaanada golaha deegaanka ee ka soo baxay xisbigaas balse ku abtirsada waqtigan xisbiyada kale, waxaanay sheegeen in xildhibaanadaas ay maxkamad la tiigsan doonaan iyaga oo si toos ah farta ugu fiiqay maayarka magaalada Berbera Mr cidn.

Halkan Ka Daaw0:

COMMENTS
LINKS