Daawo:Golaha Wakiilada Somaliland Oo Soo Gole Joojiyay Masuuliyiinta Wasaarada Duulista Iyo Hawada | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo:Golaha Wakiilada Somaliland Oo Soo Gole Joojiyay Masuuliyiinta Wasaarada Duulista Iyo Hawada
February 1, 2017 - Written by Editor:

Daawo:Golaha Guurtida Somaliland Oo Soo Gole Joojiyay Masuuliyiinta Wasaarada Duulista Iyo Hawada

Hargaysa(wajaalenews)masuuliyiinta wasaarada duulista ayaa manta hor yimid gudida joogtada ah ee golaha wakiilada Somaliland halkaas oo ay goluhu ku waydiiyeen masuuliyiintan wasaarada su,aalo badan oo la xidhiidha hawlaha ay qaranka u hayaan, waxaana ugu hirayn saxaafada la hadlay qaar ka mid ah golaha wakiilada oo faahfaahin ka bixiyay sobobta ay ugu yeedheen masuuliyiinta wasaarada duulista.

Halkan Ka Daawo

https://youtu.be/8cKxTQkn-R8

 

COMMENTS
LINKS