Daawo:General Maxamed Xasan Cabdilaahi (Jidhif) oo Aqoon Milateri ku Cabirey Khatarta Somaliland ka Soo Wajihi karta Saldhiga Milateri ee Dawlada Imaaradka Carabtu ka Doonayso Magaalada Berbera | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo:General Maxamed Xasan Cabdilaahi (Jidhif) oo Aqoon Milateri ku Cabirey Khatarta Somaliland ka Soo Wajihi karta Saldhiga Milateri ee Dawlada Imaaradka Carabtu ka Doonayso Magaalada Berbera
February 7, 2017 - Written by Editor:

Daawo:General Maxamed Xasan Cabdilaahi (Jidhif) oo Aqoon Milateri ku Cabirey Khatarta Somaliland ka Soo Wajihi karta Saldhiga Milateri ee Dawlada Imaaradka Carabtu ka Doonayso Magaalada Berbera

Hargaysa(wajaalenews)taliyihii hore ee ciidanka  Qaranka Jamhuuriyada Somaliland General Maxamed Xasan C/laahi (jidhif)ayaa si adag uga hadlay saldhiga militari ee xukuumadu damacsan tahay in dhawaan ay dal carbeed ka siiso magaalo xeebeeda Berbera, general Maxamed Xasan C/laahi(jidhif )oo aqoon dheeraad ah u leh dhinaca militariga ayaa soo bandhigay dhibaatooyin badan oo sakdhigaasi dhaxalsiin karo Somaliland isaga oo xukuumada u soo jeediyay in ay arinkaasi ka laabato.

Halkan Ka Daawo Hadlakii Taliyaha

https://youtu.be/B-hsrzEm7Qg

COMMENTS
LINKS