|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo:Ganacsatada Ka Ganacsada Saylada Xoolaha Magaalada Hargaysa Oo Cabasho xoogan Ka Muujiyay Suuq Madaw Oo Ka Samaysmay Go,aanadii Xukuumadu Ka Qaadatay Sixir Bararka
February 1, 2017 - Written by Editor:Daawo:Ganacsatada Ka Ganacsada Saylada Xoolaha Magaalada Hargaysa Oo Cabasho xoogan Ka Muujiyay Suuq Madaw Oo Ka Samaysmay Go,aanadii Xukuumadu Ka Qaadatay Sixir Bararka Hargaysa(wajaalenews)ganacsatada ka ganacsada xoolaha ee saylada xoolaha Magaalada Hargaysa ayaa cabasho xoogan ka muujiyay qaabka ay xukuumadu u wajahday sixir bararka iyaga oo sheegay in suuq madaw oo wax lagu kala iibsadaa samaydmay, waxaanay sheegeen in saamayn taban uu ku yeeshay habka isku badalka lacagaha. Halkan Ka Daawo warkan:
Related posts:Daawo:Hantidhawraha Guud Ee Somaliya Oo Daaha Ka Fayday Cida Khaarajisay Wasiirkii Hawlaha Guud Ee S... Dekedo Qadiimi ah Waxa Jiri Jirey Somaliland Saylac iyo Berbera Madexweynuhu Saylac Wuu Ilaawaye Wuu... Xeerar Madaxwayne Siilaanyo Hor Keenay Golaha Oo Xildhibaanada Wakiiladu Dib Ugu Celiyeen Iyo Gudoom... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|