|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo:Ganacsatada Ka Ganacsada Saylada Xoolaha Magaalada Hargaysa Oo Cabasho xoogan Ka Muujiyay Suuq Madaw Oo Ka Samaysmay Go,aanadii Xukuumadu Ka Qaadatay Sixir Bararka
February 1, 2017 - Written by Editor:Daawo:Ganacsatada Ka Ganacsada Saylada Xoolaha Magaalada Hargaysa Oo Cabasho xoogan Ka Muujiyay Suuq Madaw Oo Ka Samaysmay Go,aanadii Xukuumadu Ka Qaadatay Sixir Bararka Hargaysa(wajaalenews)ganacsatada ka ganacsada xoolaha ee saylada xoolaha Magaalada Hargaysa ayaa cabasho xoogan ka muujiyay qaabka ay xukuumadu u wajahday sixir bararka iyaga oo sheegay in suuq madaw oo wax lagu kala iibsadaa samaydmay, waxaanay sheegeen in saamayn taban uu ku yeeshay habka isku badalka lacagaha. Halkan Ka Daawo warkan:
Related posts:Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Tirinta Codadka Gobolka Maroodi Jeex Iyo Wakhtiga Lafilayo In Lagu Dhawaaq... Daawo Wacadarihii Uu Mo Farah Ka Dhigay Ciyaartii Orodka Ee Ka Dhacday Dalka Ruushka Iyo Guushii Uu ... Daawo:War bixin Saamaynta Uu Sixir Bararku Ku Yeeshay Dadka Danyarta ah Iyo War La,aanta Xukuumada COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|